Ganacsade si weyn u taageera afkaarta Al Shabaab oo Muqdisho lagu xiray

Ciidamada Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howgiisa kala baxeen xabsigana dhigeen Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo kamid ahaa ganacsatada ugu caansan Muqdisho. Ganacsadahan ayaa sababaha loo xiray lagu sheegay in Wareysi uu dhawaan siiyay Idaacada kutaala magaalada Muqdisho ku shaaciyay in uu taageersan yahay afkaarta qaar ee kooxda … Continue reading Ganacsade si weyn u taageera afkaarta Al Shabaab oo Muqdisho lagu xiray